home All News open_in_new Full Article

Madaxweynaha FIFA oo Hambalyo u diray Naadiga Mogadishu City Club

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA), Mr Gianni Infantino, ayaa hambalyo rasmi ah u diray Naadiga Mogadishu City Club, isaga oo u muujiyay bogaadin iyo dhiirrigelin ku aaddan dadaalkooda iyo horumarka ay ku tallaabsadeen. FIFA waxay Naadiga Mogadishu City Club ugu hambalyeyneysaa hanashada horyaalka kubada cagta Somalia  kaasoo dhawaan ay ku guuleysten  xili kulankii ugu […]


today 3 w. ago attach_file Other



ID: 999968574
Add Watch Country

arrow_drop_down