home All News open_in_new Full Article

Madaxweynaha Hirshabelle oo kulan amniga looga hadlayay la qaatay saraakiisha ciidanka

Nov 12(Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulan diirada lagu saaray oo ay ka qeybgaleen saraakiisha ciidamada Booliiska, Xogga Dalka iyo Nabad-sugida. Waxa kale oo goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo xubno ka tirsan xafiiska Madaxweynaha. Ugu horeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa uga mahadceliyey […]


today 6 h. ago attach_file Other



ID: 1203619045
Add Watch Country

arrow_drop_down