Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayo Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa kulankii ugu horreeyey la yeeshay Guddida Heer Qaran ee Baahista iyo Qiimaynta dhacdooyinkii ka dhacay Gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Boorame. Guddidan oo uu Madaxweynuhu dhawaan magacaabay ayaa waxa loo xilsaaray in ay sameeyaan baahis … The post Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kulankii ugu horreeyey la yeeshay Guddida Heer Qaran ee Baahista iyo Qiimaynta dhacdooyinkii ka dhacay Gobolka Awdal appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.