Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa uu maanta (19.04.2025) Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay ee xagga Cuntada iyo Beeraha (FAO) Mr. Etienne Peterschmitt iyo wefti uu hoggaaminayey oo ka mid ahaayeen Dr.Abdikarim Mogeh (Madaxa Xafiiska FAO ee Somaliland) iyo Dr. PAPA NDIAYE (Isu-duwaha Kalluumaysiga FAO Somaliland). Madaxweynaha waxa kulankiisa … The post Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay ee xagga Cuntada iyo Beeraha (FAO) appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.