home All News open_in_new Full Article

Madaxweynaha Kenya oo Dab qabadsiiyey Hub la sheegay in ay sharcidaro yihiin.

William Ruto oo maanta Dab qabadsiiyey Hub la sheegay in ay sharcidaro yihiin. “Waxaan joognaa Akadeemiyada Hogaanka Booliiska Qaranka ee Ngong’, Degmada Kajiado, si aan u burburinno hub sharci darro ah. Burburinta in ka badan 6,000 oo hub sharci darro ah – oo la soo qabtay intii u dhaxaysay 2022 ilaa 2025 – waxay muujinaysaa … The post Madaxweynaha Kenya oo Dab qabadsiiyey Hub la sheegay in ay sharcidaro yihiin. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 4 d. ago attach_file Other



ID: 29699404
Add Watch Country

arrow_drop_down