home All News open_in_new Full Article

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Qabatay Xubnaha Golaha Deeganka ee Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta kulan muhiim ah Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Xubnaha Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa oo isku dhan. Ujeedada kulankani waxa ay ahayd is-xog-waraysi la xidhiidha sidii loo dar-dar gelin lahaa hawlaha baaxadda leh ee Golaha horyaalla, isla markaana kor loogu qaadi lahaa adeegyada muhiimka u ah bulshada … The post Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Qabatay Xubnaha Golaha Deeganka ee Hargeysa appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 7 d. ago attach_file Other



ID: 738070702
Add Watch Country

arrow_drop_down