home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Deni: Hoos u dhaca dhaqaale ee Puntland waxaa sababteeda ugu weyn lahaa joogitaanka Daacish ee Calmiskaad

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in hoos u dhaca dhaqaale ee ka jira Puntland uu si weyn uga dhashay joogitaanka ururka Daacish ee buuraha Calmiskaad. Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in dhowaan la soo bandhigi doono daraasad ballaaran oo arrintan si qoto dheer u iftiiminaysa. Deni oo ka hadlayay shir lagu qabtay Garowe oo … The post Madaxweyne Deni: Hoos u dhaca dhaqaale ee Puntland waxaa sababteeda ugu weyn lahaa joogitaanka Daacish ee Calmiskaad appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 16 h. ago attach_file Other



ID: 557886574
Add Watch Country

arrow_drop_down