home All News open_in_new Full Article

Mareykanka oo $5 Miyan dul dhigay Haweeneyd Soomaali ah oo Daacisha ka tirsan

War ka soo baxay Dowlada Mareykanka ayaa lagu cadeeyay inay madaxeeda dul dhigeen $5 milyan Haweeney Soomaali ah oo magaceeda ay ku sheegeen Khadra Ciise taasoo xubin sare ka ah kooxda Daacish ama ASIS waxaana lagu naaneysaa Ummu Qacqaac Soomaaliya. Shanta Milyan Doolar wuxuu Mareykanku u balan qaaday inuu siin doono qof kasta oo keena […]


today 38 h. ago attach_file Other



ID: 1932594762
Add Watch Country

arrow_drop_down