home All News open_in_new Full Article

Maxaa ka jira in Alshabaab deegaanada qaar ciidamadii u joogay ay u wareejiyeen Shabeelooyinka iyo Hiiraan

Dagaalamayaal badan oo Alshabaab ka tirsan ayaa la soo sheegayaa inay maanta ka ruqaansadeen gobolada Bay iyo Bakool iyagoona u dhaqaaqay dhanka Hiiraan iyo shabeelooyinka oo dagaalo ay uga furan yihiin. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhaq-dhaqaaqooda maanta ay sameeyeen kooxda,wararka qaar waxay sheegayaan inay iyagu iskood u fureen magaalooyinka ay mudo sanado […]


today 7 d. ago attach_file Other



ID: 2951513520
Add Watch Country

arrow_drop_down