home All News open_in_new Full Article

Maxaa Ka Jira Xisbiga Kulmiye uu ka Guurayo Xaruntiisii Guud ee Hargeysa?

  Waa been abuur warka sheegaaya in xisbiga KULMIYE uu ka guuraayo xaruntiisa. Waxa nasiibdaro ah war been abuur ah oo maanta si ka baxsan nidaamka saxafinimo iyo war-turbines uu Weriye Axmed Dool ku sheegay in Xisbiga KULMIYE uu ka guuraayo xarunta xisbiga. Warka weriyahani uu ku sheegay maaha mid sal iyo raad toona leh, … The post Maxaa Ka Jira Xisbiga Kulmiye uu ka Guurayo Xaruntiisii Guud ee Hargeysa? appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other



ID: 2294250589
Add Watch Country

arrow_drop_down