Milateriga Somalia oo qarka u saaran inay Magaalada Maxaas ku soo celiyaan gacanta Dowlada.

MAXAAS (DAYNIILE.COM)-Milateriga Somalia ayaa la soo sheegayaa inay ku dhaw yihiin inay Alshabaab dib uga saaraan Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Maamulka Hirshabelle oo ay qabsadeen sanadkii hore bartamihiisii iyagoo ilaa iminka gacanta ku haya magaaladaasi. Ciidamada oo hada ku sugan duleedyada magaalada Maxaas ayaa qorsheynaya inay gudaha u galaan Magaaladaasi si awood ahna Alshabaab […]


6 d.
Politics
ID: -1703495546769857734


Similar News expand_more


Politics
Politics
Politics
Politics
Politics
Politics
Politics
Sport
Politics
Politics
Politics
Entertainment
Politics
Politics
Politics
Sport
Politics
Politics
Politics
Sport
Sport
Politics
Politics
Sport
Politics
Politics
Entertainment
Politics
Politics
Politics
Politics
Politics
Sport
Sport
Sport
Politics
Politics
Politics
Politics
Sport
Sport
Sport
Sport
Politics
Sport
Sport
Sport
Military
Sport
Popular countries based on strong economic and political relations

Add Watch Country

arrow_drop_down