home All News open_in_new Full Article

Mucaaradka ku shirsan Muqdisho oo iska dhex doortay Hoggaan KMG ah

May 31(Jowhar) Madasha Samata-bixinta Mucaaradka ee maalmihii la soo dhaafay shir uga socday Hotelka Jazeera ayaa doortay Hoggaan ka kooban Guddoomiye, Saddex Kuxigeen, Xoghaye iyo Afhayeen oo ah mid KMG ah. Qaab dhismeedka Hoggaanka ayaa u dhigan hannaan awood qeybsi oo kale, inkastoo xubnaha Hoggaanka aanay ku jirin xubin Beesha Shanaad. Waxaa la filayaa in […]


today 2 w. ago attach_file Other



ID: 2639552156
Add Watch Country

arrow_drop_down