home All News open_in_new Full Article

Muwaadin British ah oo ka badbaaday diyaarad ku burburtay Hindiya

Jun 12 (Jowhar)-Nin British ah ayaa noqday qofka kaliya ee ka badbaaday diyaaradii Air India ee maanta burburtay kadib markii ay ka kacday garoonka diyaaradaha magaalada Ahmedabad ee dalka Hindiya. Qofkan ka badbaaday oo magaciisa lagu sheegay Vishwashkumar Ramesh waxa uu ku fadhiyey kursiga 11A ee diyaaradda Boeing 787-8 oo ku sii jeeday London markii […]


today 63 h. ago attach_file Other



ID: 1150726441
Add Watch Country

arrow_drop_down