home All News open_in_new Full Article

Muxuu yahay codsiga Maamulka Hirshabelle hor dhigtay Taliska AUSSOM+SAWIRRO

JOWHAR (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in masuul maamulkaani ka tirsan uu kulan la qaatay Taliyaha Qeybta 5-aad ee AUSSOM Korneyl Oscar Hatungimana. Masuulka ka socday Maamulka Hirshabelle oo ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka Bini’aadantinimada iyo Maareynta Musiibooyinka Dabiiciga ah Mudane Cumar Maxamuud, ayaa Taliyaha Qeybta 5-aad ee […]


today 48 h. ago attach_file Other



ID: 3530716993
Add Watch Country

arrow_drop_down