home All News open_in_new Full Article

Netanyahu oo si lama filaan ah uga hadlay aqoonsiga ree Galbeedka ee dowladda Falastiin

Sep 22(Jowhar)-Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku eedeeyay hoggaamiyeyaasha reer galbeedka ee Falastiin u aqoonsaday inay ammaanayaan argagixisada. Wuxuu sheegay in Falastiiniyiintu aysan waligood yeelan doonin dowlad, Israa’iilna ay ka jawaabi doonto ku dhawaaqista ay sameeyeen Britain, Canada, Australia iyo Portugal. Waddamo kale oo uu Faransiisku ka mid yahay ayaa la filayaa in toddobaadkan […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 621247775
Add Watch Country

arrow_drop_down