MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Sirdoonka Qaranka Somalia ayaa howlgal xalay ay fuliyeen waxay ku dileen sarkaalkii Alshabaab u qaabilsanaa Hoobiye tuurka Magaalada Muqdisho. Howlgalkaan ayaa ka dhacay deegaanka Sabiib ee Gobolka Shabeelaha hoose kadib xog sirdoon oo NISA ku heshay halka uu sarkaalkaasi ku sugnaa. Sidoo kale Howlgalkaan ayay ciidamadu ku qaarajiyeen guud ahaan ilaaladii sarkaalkaasu sida […]