home All News open_in_new Full Article

‘Nukliyeerka Itoobiya keliya kuma saabsana tamarta’ Heshiis dhex maray Itoobiya iyo Ruushka

=XIGASHO BBC SOMALI= Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ka qeybgalay shir ku saabsan tamarta Nukliyeerka oo ka dhacay dalka Ruushka, halkaas oo uu kaga dhawaaqay in Itoobiya ay dhiseyso barnaamij tamar nukliyeer ah oo lagu kalsoonaan karo laguna daydo. Xafiiskiisa ayaa sheegay in Itoobiya ay ka qeyb qaadaneyso barnaamijka Ruushku bilaabay ee ku wajahan […]


today 1 week ago attach_file Other



ID: 2469298435
Add Watch Country

arrow_drop_down