Fadhigii 18-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland, waxana lagaga wada hadlay arrimo badan oo mudnaan u leh Qaranka Somaliland, qodobada maanta waxa ka mid ahaa: 𝟏) Warbixin guud oo la xidhiidha Xaaladda Amniga dalka, waxa … The post Nuxurka Qodobada lagaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.