home All News open_in_new Full Article

Nuxurka Qodobadii lagaga Wada Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada JSL

Fadhigii 49-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland. Fadhigii 49-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada waxa lagaga wada hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen: 1. π–πšπ«π›π’π±π’π§π­πš π–πšπ¬πšπšπ«πšπππš πƒπ’π’π§π­πš 𝐒𝐲𝐨 𝐀𝐰πͺ𝐚𝐚𝐟𝐭𝐚 𝐉𝐒𝐋: Waxa Golaha Wasiirrada warbixin … The post Nuxurka Qodobadii lagaga Wada Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada JSL appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 1 week ago attach_file Other



ID: 3265815432
Add Watch Country

arrow_drop_down