home All News open_in_new Full Article

Pakistan ayaa ka digtay iska horimaadka nukliyeerka ee Hindiya

Wasiirka Difaaca dalka Pakistaan Khawaja Muxamed Asif ayaa ka digay suurtagalnimada iska horimaad ka sababa in la isku adeegsado Nukliyeerka ah kaasoo u dhaxeeya dalkiisa iyo Hindiya, haddii aan xiisadda hadda taagan la xakameyn, maadaama ay sii korortay xiisadda u dhaxeysa labada dhinac ka dib weerarkii lagu hoobtay ee Kashmiir.


today 5 d. ago attach_file Other



ID: 1702427085
Add Watch Country

arrow_drop_down