home All News open_in_new Full Article

Pakistan oo sheegtay inay soo ridday diyaarado dagaal oo Hindiya leedahay

Pakistan ayaa sheegatay inay soo ridday shan diyaaradood oo kuwa dagaalka ah oo ay Hindiya leedahay. “Ilaa iyo haatan, waxaan kuu xaqiijin karaa in shan diyaaradood oo kuwa dagaalka ah oo Hindiya leedahay – ayna ku jiraan saddex nooca Rafale, hal SU-30 iyo hal MiG-29 – iyo hal Heron ah lasoo riday,” afhayeenka militariga Pakistan … The post Pakistan oo sheegtay inay soo ridday diyaarado dagaal oo Hindiya leedahay appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 6 d. ago attach_file Other



ID: 3177391034
Add Watch Country

arrow_drop_down