home All News open_in_new Full Article

Pakistan: Xukuumada oo ogolaatay jawaab celin milatari kadib weerarkii Hindiya

Hindiya ayaa sheegtay inay duqeymo ka fulisay Pakistan iyo Kashmir qeybta ay Pakistan maamusho. Pakistan ayaa wacad ku martay inay ka aargudan doonto waxa ay ku tilmaantay "fal dagaal".


today 6 d. ago attach_file Other



ID: 237108846
Add Watch Country

arrow_drop_down