Apr 30(Jowhar)Maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Hargeysa u diraya 15 maxbuus oo Somaliland ah, kuwaasoo lagu qabtay dagaaladii ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in maxaabiistan loogu labisay Suudad, tani waxey meesha ka saareysaa dareeskii SSC Khaatumo ugu labistay maxaabiis dhawaan ay sii daysay oo ay u xirtay […]