home All News open_in_new Full Article

Puntland oo qabatay Haween iyo Caruur qoysaska Daacish ah oo baxsanayay

Apr 22(Jowhar)Ciidanka Puntland ayaa Badda kasoo qabtay Caruur & Haween, oo u dhashay Siiriya iyo Yemen oo ka baxdanayay deegaanada Puntland. Haweenka iyo Caruurtan ayaa la aaminsan yahay in ay yihiin qoysaska Argagixisada lagula dagaalamayo Buuraleyda Calmiskaat, kuwaas baaris lagu wado. Maalmihii u dambeeyey xogaha soo baxayay ayaa sheegayay in kooxda Daacish ay isku dayayeen […]


today 13 h. ago attach_file Other



ID: 2779618020
Add Watch Country

arrow_drop_down