home All News open_in_new Full Article

Qodobada laga soo saaray shirkii Beesha Hawiye ay kaga hadlayeen la dagaalanka Alshabaab

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Shir sedex maalin socday ayaa Magaalada Muqdisho ugu soo dhamaaday Odayaaasha dhaqanka Hawiye kuwaasoo ka halayay arimo ku saabsan la dagaalanka kooxda Alshabaab. Beelaha Hawiye ayaa falanqeeyay sidii ay ugu midoobi lahaayeen dagaalka islamarkaana deegaanada reerka oo dhan looga saari lahaa Alshabaab. Haddaba halkaan ka daawo qodobadii shalay shirkaasi ka soo baxay:-


today 58 h. ago attach_file Other



ID: 1587774228
Add Watch Country

arrow_drop_down