MUQISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay Hoteel Jazeera kula kulmay dadweyne kala duwan oo xiligasi ku sugnaa hoteelka kuwaasoo sida sawirada ka muuqda isugu jira rag iyo dumar xili dalku ku jiro xaalad kala guur ah. Ra’iisulwasaare hore Xasan Cali Kheyre ayaa door weyn uu muuqda ku leh shirka mucaaradka maalintii […]