Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo weli ku guda jira booqashada uu ku joogo magaalada Laascaanood ayaa khudbad uu xalay jeediyay waxa uu ku sheegay in SSC-Khaatumo tahay maamul ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya. Raysalwasaaraha ayaa ugu baaqay saaxiibbada Soomaaliya in SSC-Khaatumo ay ula dhaqmaan sida maamul la mid... The post Raysal Wasaare Xamsa: “Reer Hargeysa calanka waa jecel yihiin, waxaan ugu baaqayaa midnimo” appeared first on Borama News Network.