home All News open_in_new Full Article

Sanbaloolshe oo mar kale ku soo laabanaya kursigii uu banneeyay ee HOP058

Jun 19 (Jowhar)-Magaalada Jowhar ee caadimadda maamulka Hirshabelle waxaa maalinimada beri ah ka dhaceyso doirashada kursuga xildhibaan ee sumadiisu tahay #HOP058. Kursiga waxaa ku taranaya Agaasimihii hore ee NISA C/llaahi Sanbaloolshe iyo shaqsi kale oo magaciisa lagu sheegay Ismaaciil Warsame Faarax. Waxey u badan tahay kursigan inuu kusoo bixi doono Agaasime Sanbaloolshe, maadaama isaga loo […]


today 8 h. ago attach_file Other



ID: 2597884025
Add Watch Country

arrow_drop_down