home All News open_in_new Full Article

Sarkaal sare oo Alshabaab ka tiranaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan

Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Ciidamada geesiyaasha ah ee Degaanka Gobolka Hiiraan ayaa xalay howlgal qorsheysan ku dilay horjoogihii Khawaarijta ee lagu magacaabi jiray Cali Axmed Guure, oo loo yaqiin Cali Qoyane, kaasoo lagu beegsaday deegaanka Mabaax ee hoos taga degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan. Horjooge Cali Qoyane ayaa ahaa horjooge muhiim ah oo ka […]


today 12 h. ago attach_file Other



ID: 4108731198
Add Watch Country

arrow_drop_down