BUULO-BURDE (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Deegaanka Abooreey ee Gobolka Hiiraan oo maanta dagaalo culusi ka dhaceen ayaa waxaa ku geeriyooday sarkaal sare oo ka tirsanaa kumaandooska Danab ee xooga Dalka Somalia. Sarkaalkaan oo ahaa Taliyahii ururka 163aad ee ciidamada Danab Asad Cusman Afrax gaar ahaana qaabilsanaa qaybta Galmudug ayaa la soo sheegayaa inuu dagaalka gurmad ahaan […]