home All News open_in_new Full Article

SAWIRADA: Gacan ku dhiiglayaashii dilay Hooyo iyo gabdhaheeda oo la soo qabtay

Ciidamada Maamulka Galmudug oo garab ka helayay kuwa Dowlada  ayaa guul weyn ka gaaray howlgalkii maanta lagu baadi goobayay gacan ku dhiglayaashii habeen hore dilay hooyo iyo sedexdeeda gabdhood arimo aano qabiil salka ku heysa. Sawirada gacan ku dhiiglayaasha ayaa baraha bulshada caawa qabsaday iyadoo dadka Soomaaliyeed aad ugu arxeen in la soo qabto kooxahaasi […]


today 17 h. ago attach_file Other



ID: 2372766479
Add Watch Country

arrow_drop_down