Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saqdii dhexe ee xalay fuliyay hawlgal gaar ah oo si heer sare ah loo qorsheeyay, kaasi oo ka dhacay deegaannada u dhexeeya Beerayabaal ilaa Caag-Bashiir ee Gobolka Hiiraan. Hawlgalkaan oo ahaa mid bartilmaameedkiisu si gaar ah loo qeexay, ayaa lagu beegsaday goobo gabaad u ahaa maleeshiyaadka Khawaarijta, kuwaas oo muddooyinkii […]