Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha ayaa “wax laga shalaayo” ku tilmaantay weerarrada cirka ee Hindiya ay ka fulisay gudaha Pakistan iyo Kashmir-ta ay Pakistan maamusho . Wasaaradda oo dhanka kale wax laga weydiiyay xiisadda sii kordheysa ee u dhaxeysa Hindiya iyo Pakistan, ayaa afhayeenka wasaaradda sheegay inay “ka welwelsan yihiin” xaaladda haatan ka jirta labada … The post Shiinaha oo ka hadlay weerarki ay Hindiya ku qaaday Pakistan appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.