home All News open_in_new Full Article

Shiinaha Oo si Adag Uga Hadlay Tallaabada Israa’iil Ku Aqoonsatay Somaliland

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay ka soo horjeeddo isku day kasta oo lagu kala qaybinayo dhullka Soomaaliya, sida ay baahisay wasaaradda arrimaha dibadda maanta oo Isniin ah. Shiinaha ayaa xaqiijiyay in ay taageersanyihiin madax-bannaanida, midnimada iyo ilaalinta dhuleed ee dalka Bariga Afrika. “Ma aha in dal uu ku dhiirrigeliyo... The post Shiinaha Oo si Adag Uga Hadlay Tallaabada Israa’iil Ku Aqoonsatay Somaliland appeared first on boramanews.com.


today 3 w. ago attach_file Other



ID: 899973994
Add Watch Country

arrow_drop_down