home All News open_in_new Full Article

Shil ka dhashay Dad uu isugu yeeray Jilaa Hindi ah oo sababay dhimasho iyo dhaawac badan

Dad isugu soo baxay isu soo bax uu dhigayay jilaa caan ah oo u dhashay dalka Hindiya oo ka dhacay koonfurta gobolka Tamil Nadu ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 39 qof halka 40 kalena ay ku dhaawacmeen kadib shil is buurasho ah dadka oo is cirirshay darteed. Madaxa gobolka koonfurta ee MK Stalin ayaa […]


today 2 w. ago attach_file Other



ID: 2991965143
Add Watch Country

arrow_drop_down