home All News open_in_new Full Article

Shir Amniga ku saabsan oo ATMIS iyo Hirshabelle ku dhex maray Jowhar

Jowhar, 27-April-2025: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulan looga hadlayey ammaanka guud ee Dowladda Hirshabeelle. Wasiirka Amniga, Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida uu ugu horeeyo Taliyaha Guutada 3’aad iyo Saraakiisha AUSSOM ayaa qeyb ka ahaa kulanka. Ugu horeyn Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhageeystay qeybaha shirka ku sugnaa. Taliyaha Sector 5 […]


today 3 d. ago attach_file Other



ID: 3395407179
Add Watch Country

arrow_drop_down