Maayar ku xigeenka Caasimadda Hargaysa Khadar Axmed Cumar (Khadar Nuur) oo ay weheliyaan madaxda Waaxda nabadgalyada Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa saaka shir muhiim ah oo ku saabsan ka hortagga tahriibinta la yeeshay qaybo ka mid ah guddiyada nabadgalyada iyo laamaha amaanka. Shirkan waxa kaloo ka soo qayb-galay qaybaha Sirdoonka, ururrada dhalinyarada, madaxda gobolka maroodi … The post Shir lagaga arrinsanayo halista Tahriibka oo Hargeysa lagu qabtay. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.