home All News open_in_new Full Article

Shir looga hadlayo taageerada dhaqaale ee Howlgalka AUSSOM oo ka socda dalka Uganda

Magaalada Kampala ee dalka Uganda waxaa ka billaawday shir soconaya 22 ilaa 25 bisha April, kaasi oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Shirkan ayaa lagu gorfeeynaya sidii loo xoojin lahaa taageerada dhaqaale iyo siyaasadeed ee howlgalka cusub ee AUSSOM. Mas’uuliyiinta ka qeyb galaysa ayaa ka... The post Shir looga hadlayo taageerada dhaqaale ee Howlgalka AUSSOM oo ka socda dalka Uganda appeared first on Borama News Network.


today 7 d. ago attach_file Other



ID: 2565948393
Add Watch Country

arrow_drop_down