home All News open_in_new Full Article

Shir u Qabsoomay Taliyayaasha Ciidamada Booliska , Milateriga JSL iyo Janaraalo uu hogaaminayay Taliyaha Hawlgalinta Ciidamada Milateriga Ethiopia

Shir muhiim ah oo ay ka soo qaybgaleen Taliyayaasha Ciidamada Booliska , Milateriga JSL iyo Janaraalo uu hogaaminayay Taliyaha Hawlgalinta Ciidamada Milateriga Ethiopia , Kuwaasi oo ay kamid ahaayeen Commissionerka Ciidamada Booliska Dawlad Deegaanka Soomaalida , Taliyaha iyo kuxigeenka Aagga Herergee ayaa lagu qabtay Magaalada Gabilay . Shirkan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha nabadgelyada guud … The post Shir u Qabsoomay Taliyayaasha Ciidamada Booliska , Milateriga JSL iyo Janaraalo uu hogaaminayay Taliyaha Hawlgalinta Ciidamada Milateriga Ethiopia appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 4 w. ago attach_file Other



ID: 1422106754
Add Watch Country

arrow_drop_down