MUQDISHO-(DAYNIILE.COM)-Shirweynaha Xisbiha Midowga Heybad Qaran ee uu hogaamiyo Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa caawa ka socda Magaalda Muqdisho waxaana goor dhaw oo cishihii kadib ah soo gaaray hoolka Fahad Yaasiin Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Munaasabada oo lagu wado in looga dhawaaqo Musharaxnimada xilka Madaxweynaha ee Cabdi Faarax Shirdoon Saacid lagu qabtay oo hada ka socota […]