Jowhar, 6-Oktoobar-2025: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi, Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka JFS, Xildhibaanada iyo Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle, Guddoomiyeyaasha Goballada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan, Taliyaha Ciidanka Booliska Hirshabeelle, Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya, Duqa magaalada Jowhar, fannaaniin, […]