home All News open_in_new Full Article

Sirdoonka Holland oo sheegay in weerar dhanka Internetka ah kusoo qaaday Ruushka

Hay'adda sirdoonka millatariga Holland ayaa ka digtay weerarrada sii kordhaya ee ka imanaya Ruushka si ay u khalkhal geliyaan bulshada. Warbixintan sirta ah ayaa sidoo kale soo xigatay hanjabaado ka imaanaya Shiinaha xilli ay taageerayaan Moscow.


today 5 h. ago attach_file Other



ID: 1272451082
Add Watch Country

arrow_drop_down