home All News open_in_new Full Article

Somaliland oo gacanta ku dhigtay Rag Ajaanib oo Harimacad sifo sharci daro ah dalka uga dhoofinayey.

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ee Gobolka Saaxil oo kaashanaya Ciidanka Booliska ayaa qabtay Rag Ajaanib ah oo 11 Harimacad oo dhallo ah doonayey in ay ka dhoofiyaan meel u dhaxaysay Deegaanada Siyaara iyo Ceel Daraad ee dhinaca xeebaha Barri ee Gobolka Saaxil. Ciidanka ayaa raggan gacanta kusoo dhigay kuwaasi oo garab ka helayey Muwaadiniin dalka … The post Somaliland oo gacanta ku dhigtay Rag Ajaanib oo Harimacad sifo sharci daro ah dalka uga dhoofinayey. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 1 week ago attach_file Other



ID: 3303653587
Add Watch Country

arrow_drop_down