Dec 30(Jowhar)-Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga ayaa shaaciyay inay duqayn “xaddidan” ka fuliyeen dekadda Mukalla ee gobolka Xadramuut ee dalka Yemen. Wakaaladda Wararka ee Sucuudiga (WAS) ayaa baahisay in Hoggaanka Ciidanka Isbahaysiga ay Fuliyeen duqayn dhinaca cirka ah oo lala beegsaday hub iyo saanad Militeri oo dibadda ka timid oo ku sugnaa dekadda Mukalla. Xogta Maraakiibta […]