home All News open_in_new Full Article

Taliska Howlgalka AUSSOM oo sheegay in Xawaadleey si nabad looga soo saaray ciidamada Burundi

XAWAADLEEY (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Taliska howlgalka Midowga Afrika AUSSOM ayay uga hadleen wararka shegaya in Alshabaab uu ka qabsaday deegaanka Xawaadleey sidoo kalana diyaarad ay alshabaab ka soo rideen. Taliska oo beeniyay wararkaasi la isla dhexmarayo ayaa shaaciyay in wabiga oo soo fatahay darteed ay uga soo baxeen fariisinkoodii Xawaadleey,sidoo kale waxay sheegeen in […]


today 1 week ago attach_file Other



ID: 4007486439
Add Watch Country

arrow_drop_down