home All News open_in_new Full Article

Taliska NISA oo ka hadlay geerida Taliyihii ugu horeeyay Hay’adaasi

War ka soo baxay Taliska Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa looga hadlay geerida ku timid Taliyihii ugu horeeyay ee Hay’adaasi AUN Gen. Axmed Saleebaan C/laahi (Dafle) oo ku geeriyooday magaalada Brussels ee dalka Blegiumka. Warsaxaafadeedka NISA ayaa sidan u qornaa:-  


today 8 d. ago attach_file Other



ID: 2586637280
Add Watch Country

arrow_drop_down