home All News open_in_new Full Article

Trump oo ka hadlay toogashada shaqaalaha ka tirsanaa safaaradda Israa’iil

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa ka hadlay labada qof ee ka tirsanaa safaaradda Israa’iil, kuwaas oo lagu toogtay meel u dhow madxafka Israa’iil ee magaalada Washington. Trump ayaa cambaareeyay dhacdada, wuxuuna sheegay in toogashadan tahay “mid aad u murugo leh” isla markaana si cad ugu saleysan “nacaybka yahuudda”. “Nacaybka iyo xagjirnimada boos kuma laha gudaha … The post Trump oo ka hadlay toogashada shaqaalaha ka tirsanaa safaaradda Israa’iil appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3214271683
Add Watch Country

arrow_drop_down