home All News open_in_new Full Article

Trump oo saxiixay in Dalkiisu ka baxay Hay’ado caalami ah oo aan u adeegayn danaha Mareykanka

WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa la soo sheegaya inuu saxiixay inay ka baxeen Hay’ado Caalami ah oo sida uu sheegay aan u adeegeyn danaha Mareykanka waxaana ka mid ah Hay’ado hoos taga Qaramada Midoobey. Hay’adahaan Trump sheegay inay ka baxeen waxaa tiradooda lagu sheegay 66 Hay’adood waxaana ka mid ah  sanduuqa Qaramada midoobay […]


today 1 week ago attach_file Other



ID: 3155714962
Add Watch Country

arrow_drop_down