home All News open_in_new Full Article

‘Waa ceeb’ – Trump oo ka hadlay weerarka ay Hindiya ku qaadday Pakistan

Mar madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wax laga weydiiyay weerarka Hindiya ee Pakistan, ayaa wuxuu ku jawaabay: “Waa ceeb.” Mar uu ka hadlayay Aqalka Cad ee Washington DC, ayaa wuxuu yiri “hadda ayaan maqalnay innagoo ku soconna albaabbada Xafiiska Oval”. “Waxaan uun rajeynayaa inay dedeg ku dhammaato,” ayuu Trump intaa raaciyay. The post ‘Waa ceeb’ – Trump oo ka hadlay weerarka ay Hindiya ku qaadday Pakistan appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 44 h. ago attach_file Other



ID: 1586040278
Add Watch Country

arrow_drop_down