home All News open_in_new Full Article

Warbixin hore: Howlgalka Sirdoonka: Xog ku saabsan sida ay Israa’iil ku xadday ‘nuclear

Bishii November ee sanadkii 2020-kii, kolonyo gawaari ah oo uu la socday seynisyahankii ugu sarreeyay dhinaca nuclear-ka Iiraan, Mohsen Fakhrizadeh, ayaa la weeraray. Waxaa lagu dilay qori lagu hagayay qalabka meelaha fog laga isticmaalo. Weerar sidaasoo kale loo diyaariyay oo lala beegsaday gawaari socda, iyadoo aan waxba la yeelin cid kale oo rayid ah, waa … The post Warbixin hore: Howlgalka Sirdoonka: Xog ku saabsan sida ay Israa’iil ku xadday ‘nuclear-ka ay Iiraan qarsaneysay’ appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 5 h. ago attach_file Other



ID: 2517967537
Add Watch Country

arrow_drop_down